Ciidamada Dowlada oo hareereeyay Guryaha ay Degan yihiin Musharaxiinta Mucaaradka

Waxaa saakay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho lagu soo daadiyay ciidamo badan oo loogu tala galay in ay kahor tagaan banaan baxyo laga cabsi qabo in ay ka bilowdaan qeybo kamid ah magaalada. Ciidamada ayaana xiray wadooyin badan oo kuyaala magaalada Muqdisho, waxa ayna ciidamada xayireen gaadiidka wadooyinka isticmaali jiray iyagoona dadka ku … Continue reading Ciidamada Dowlada oo hareereeyay Guryaha ay Degan yihiin Musharaxiinta Mucaaradka